Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibnu muhammad on August 31, 2015, 01:35:39 AM
-
Salaan kadib dhakhaatiirta sharaftaleh, waxaan rabay inaan wax ka ogaado, laab jeexa, gaaska, iyo alsada ma isku mid baa mise farqi ayaa u dhaxeeyo? Maxay wadaagaan maxayse ku kala duwanyihiin? Mahadsanidiin.
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada oo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
Waxaad kaloo ka faa'idaysataa qoraalkaa la xiriiro su'aashaada:
Waa maxay cunnada Gaaska u roon?: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html)