Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan Bile on March 11, 2011, 09:51:29 PM

Title: Su'aal: Macsarada Cholestrole Ma leedahay?
Post by: Hassan Bile on March 11, 2011, 09:51:29 PM
Waxaan aad u cunaa saliida macsarada marka dadka qaar baa i yiraahda cholestrole bey leedahay marka arintaas maxaa ka leedihiin dakhaatiirteeniiyeey.

Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Macsarada Cholestrole Ma leedahay?
Post by: SomaliDoc on March 13, 2011, 08:13:44 PM
Saliid macsarada waxaaba loo isticmaalaa dajinta kolistaroolka.
Saliidda macsarada faaidooyin tiro badan oo aan la soo koobi karin ayay u leedahay jirka bini'aadanka sidaas ayayna ku mutaysatay magaca "Queen of Oils" boqoraddii saliidaha.
Title: Re: Su'aal: Macsarada Cholestrole Ma leedahay?
Post by: Hassan Bile on March 13, 2011, 11:20:19 PM
Mahadsanid, Insha alaah waan ku dadaali doonaa cunida macsarada