Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amula on February 28, 2016, 05:11:54 PM
-
sc walalayaal waa idin salaamay waxan rabay in aan idin waydiiyo waxan raba in an miisanka dhimo macaanka iska daayo markaa ma isticmaalikaraa sonkorta ay isticmalan dadka sokoroka qaba
dhaqatida sharafta leh fadlan iiga jawaaba
-
Haddii sonkorta kaliya lagu cayilo, way sahlanaan lahayd oo sokorta ayaa la iska dhaafi lahaa.
Akhriso qoraal ku saabsan sida miisaanka la iskaga rido: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html)