Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicasiis on April 17, 2011, 10:55:33 AM

Title: Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?
Post by: Cabdicasiis on April 17, 2011, 10:55:33 AM
asckm waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa aadna u xanuun badan marka aan biyo cab is dhahana dhib baan kala kulmaa marka maxaan u isticmaali karaa daaweyntooda jazaakumullaahu khayran
Title: Re: Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?
Post by: SomaliDoc on April 19, 2011, 09:51:52 PM
Nabro noocyo badan leh ayaa ka soo bixi kara afka gudihiisa sidaa darteed la xiriir takhtar si uu ogaado nabraha nooca ay yihiin, isagaane daawo kuu qori doono insha'llah.