Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baariyow on May 06, 2016, 08:42:49 PM

Title: Su'aal: Mar dhaw ayaan guursaday?
Post by: Baariyow on May 06, 2016, 08:42:49 PM
Asc bahda sharafta leh ee somalidoc.Com  ilhey kheer hadinka kasiiyo  wacdi gelinta aad u heydan bulshada bacdi salaan  su'aasha aan qabo waxaa weya mar dhaw ayaan guursaday xaaskeyga raliyada waxey ku dhib qabtaa caada wareerka oo mar walbo ka hadashaan  intaaa waxa ii dheer oo maalin isku aragna anankoo jameceyno in xubinteeda iga soo racaan wax cad cad sida aad moodo sokor iyo walibo xabag camal marka waxaas cad oo mar qura nugu wada beera niya jab meshaasna kabxda galmdii maalintaas alx waan siii arkay lkn ma badneen maalma yar  wcs thanks
Title: Re: Su'aal: Mar dhaw ayaan guursaday?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2016, 08:35:42 PM
Waxaas cad waxay u badan tahay wax uu keenay jeermiska fangaska cabeebka loo yaqaano oo ku dhaca haweenka hoostooda.
Waa nooc infekshanka ka mid ah, faahfaahinta ka akhriso labadaan qoraal:
1- Infekshanka Cabeebka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0)
2- Maxaa infekshanka ku badiyay haweenkeena: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)