Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on July 25, 2019, 09:04:02 PM

Title: Su'aal: Hunguriga i xanunaya?
Post by: Ibrahim Abikar on July 25, 2019, 09:04:02 PM
Asc baxta Somali doctor, Doctor xunguriga dinaco ayaa ixanuunaya guthaxa waxaan tareema wax sithi qori camal marki aan canduufta liqaya, maxaa ilagutboon. thanks