Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak Buuh on July 27, 2019, 07:56:14 AM

Title: Su'aal: Beer-ka iyo raqayga?
Post by: Abdirizak Buuh on July 27, 2019, 07:56:14 AM
Asc dr waan idiin mahadcelin dhamantiin sida aad i noogu fa'ideysaan.

Su'aal...

Geedka raqayga beerka ma u fiican yahay mise?

Sidee ku haboon hadii uu u fiican yahay?

Abdirizak Buuh
Shukran