Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libandheere on January 22, 2013, 02:46:08 AM

Title: Su'aal: Sokorowga iyo Dhiigkarka keebaa qatar badan?
Post by: Libandheere on January 22, 2013, 02:46:08 AM
Waan idin salaamay , waxaan rabaa inaan ogaado labada cudur oo kala ah sokorowga iyo dhiiga karka keebaa sii qatar ah dr adoo mahadsan?
Cudurka sokorta iyo dhiiga karka ma leeyihiin cabir lagu sheegi karo inuu qatar yahay ( sida qofka markii iska fiirsho dhiiga) ?
Dr aad iyo aad ayaan kuugu mahad celinaa sida aad wax u tarto dadkaaga , illaah ha kaa siiyo wanaagiisa inshaa allaah !
Title: Re: Su'aal: Sokorowga iyo Dhiigkarka keebaa qatar badan?
Post by: SomaliDoc on September 19, 2015, 01:34:40 PM
Labadoodaba waa xanuuno raaga oo qofka u baahan yahay inuu la saaxiibo oo daawadooda joogto u qaato.
Mid kastaa wuxuu keenaa xanuuno kale waxayna saameeyn u geysan karaan labadoodaba:
- Kilyaha
- Wadnaha
- Maskaxda / Neerfaha
- Indhaha.

Sidaas awgeed lama dhihi karo mid ayaa kan kale ka sahlan.
Akhriso qoraalo ku saabsan oo ka jawaabayo su'aashaada iyo sida lagu fahmi karo heerka khatarta:

Dhiigkarka:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6089.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6089.0.html)
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,467.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,467.0.html)
3- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1462.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1462.0.html)

Sonkorowga:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html)
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1992.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1992.0.html)
3- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,342.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,342.0.html)
4- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,623.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,623.0.html)
5- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,619.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,619.0.html)