Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maimunakhalif on March 11, 2016, 06:27:06 AM
-
Asc dr waxaan weydiin lahaa waxa i qeyliso dhagta midig maryRaanr, marka qaaraa waa qeylo guux cml mana ixanuunto marka waxaan weydiin lahaa maxaa keeno dhaga qeyliska .marka qaar markaan xididka dhagta dhinaceeda ka imanayo qabto ama farfa ku riixo qeylada wey yarani
-
Halkaan ka akhriso waxa keeno dhagaxa guuxa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1839.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1839.0.html)