Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on August 11, 2016, 04:01:17 PM

Title: Saasaanta Ilmaha Maskaxda Badan!
Post by: SomaliDoc on August 11, 2016, 04:01:17 PM
(http://somalidoc.com/Topics/hibada.png)

Bismillah,

Waalid kasta wuxuu dareemaa in cunugooda uu yahay mid ka duwan caruurta kale, laakiin waalidiin yar ayaa dareema in cunugooda uu leeyahay hibo aysan lahayn caruurta kale ama uu wax dheer yahay.

Sidaas awgeed waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa, waxyaabaha uu waalidka ku fahmi karo, caafimaad ahaane la isku waafaqsan yahay in looga qiyas qaadan karo in cunugaaga uu wax dheer yahay caruurta kale ama uu leeyahay hibo u gaar ah.


Talooyin Muhiim Ah: