Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on September 21, 2016, 08:49:54 PM

Title: Qallajijayaasha Dabiiciga Ah (Qoraal Cilmibaaris Ah).
Post by: SomaliDoc on September 21, 2016, 08:49:54 PM
(http://somalidoc.com/Topics/qallajiyaha.png)

Bismillah,

Waa qoraal aad muhiim u ah, fadlan safiican u akhriso, wixii aad fahmi waydane xagga hoose ku soo waydii.
Sida aad ka war haysaan, bulshada soomaalida waxay si xad dhaaf ah u isticmaashaa daawooyinka antibiotics-kada taasoo u keentay cudurro hor leh, kuna abuurtay adkaysi sabab u noqday in daawooyinka waxtari waayaan, waxaa intaa sii dheer iyadoo kontarool daawo uusan wadanka ka jirin, tanoo sabab u noqotay in shirkado badan ay ku dhiiradaan soo daabulista daawooyin aan tayo lahayn.

Sidaas awgeed waxaan jeclaan lahaa in qoys waliba uu xoogga saaro isticmaalka daawooyinkaan dabiiciga ah oo qaarkood ka awood badan qallajiyayaasha maanta dundia laga isticmaalo, waa qoraalo ku salaysan cilmibaarisyo iyo tijaabooyin kala duwan.

Waa 12 daawo dhireed oo leh awood qallajiye, lagana heli karo guri walba, laakiin nasiib xumo dadka badankood kuma baraarugsano awooda daawooyinkaan, geed walba waxaan uga hadalnay qoraal u gaar ah oo si faahfaahsan uga dhargi doontaan, hoos ka gal geed waliba iyo link-ga aad warbixintiisa ka heli karitd:


Dhirtaasi waa kuwa ugu horeeyo xaga awoodda antibiotic-kada, wayna jiraan geedo daaweedyo kale oo badan oo aan horay uga hadalnay, fadlan nagala soo xiriir warbixinta geedka aad u baahan tahay, wixii su'aalo ah ku soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)

Akhriso dhirta lagu joojiyo dhiigbaxa : http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7079.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7079.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)