Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Heeti on January 12, 2010, 10:49:54 PM
-
asc salaan kadib dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh iyo akhristayaasha intaba salaan kadib waxaan qabaa su'aal waana sida tan:
waa maxey astaamaha lagu garto marka jirka bani'aadamka uu ku yaryahay birta (iron).
-
Halkaan ka akhriso qoraalo ku saabsan waxyaabaha lagu garto birta oo yar iyo waxyaabaha laga helo birtaba.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=251.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=251.0)