Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sadaq on March 28, 2017, 05:27:49 PM

Title: Su'aal: Sidee lagu daaweeyaa squint (weershenimada)?
Post by: Sadaq on March 28, 2017, 05:27:49 PM
Dear, Doctors.

Waxaan wataa suaal ku sabsan Squin ama weershanimada dadeydu waa 22 sano jir isha bidix ayan squin ka qawaa dhaqtar kumana dhalanin anigoo 8 sano jir eh ayaa waxa iga dhacay Ul jug jogan ayaa gartay kadib hospital ama dhaqatiir lima geynin waxan jogay mel
badiyo/miga waxa la iga gubay gacanta midig iyo dawoyinkale on xasusanen wan ku ficnaday lakin ishii waxa koray caad wax
wan arki lakin wax iga fog ama waxyalaha yaryar ma arko hortayda markaa so hor istagto waxad modaa in indhahayga simanyihiin
hadana markad dhanka bidix iga marto waxad u malenesaa in an weershe ahay xiliyada kulul markan lugeeyo madaxa ilaa isha ayaa i xanuunta.

Waxaan idinka codsanayaa inad talo iga siisan samaynta ay isha kale kun yeelankarto tan kale Squinkan maxaa sababa? mala sixikara squinka? ma isledahay caadka wa laga qadikaraa?
Title: Re: Su'aal: Sidee lagu daaweeyaa squint (weershenimada)?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2017, 01:23:29 PM
Halkaan ka akhriso nuucyada weershanimada iyo siyaabaha loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2959.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2959.0)