Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fiabdik2014 on November 20, 2017, 10:01:02 AM

Title: Su'aal: Bar madow oo isha kaso baxday
Post by: Fiabdik2014 on November 20, 2017, 10:01:02 AM
Asc dr waxan ka mid ahay dadka bage kan ku xiran wax badana ka faiday.walalkay wiilkiisa ayaa indha xanunayan barmadow aya  kasoo bilaabatay kor isha qeybteeda cad waxayna ku soo socotaa meesha madow labada indhoodba indhaha way biyaynayaan markuu wax aqrinayo ama wax firsanayo. isbitala lageyay nairobi ku yalo waxay dhahen qaliin an  remove ku dhaheyna da'a disuna wa 10 sano jir .dawayna majirto ay dhahen hadi an laqaline waa 50/50 inu indho beelo.
Hadi ad taqanid waxa ay tahay plz noo faah faahi waana mahadsantihiin
Title: Re: Bar madow oo isha kaso baxday
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 20, 2017, 05:20:28 PM
Fadlan linkiga hoose Guji, su'ashada jawaabteeda mid lamid ah ka akhriso, ilaa uu Dhakhtarka kaaga soo jawaabayo su'ashada.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0)