Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikader Yusuf on September 06, 2018, 06:30:39 PM

Title: Su'aal: Qaybinta duxda jidhka?
Post by: Abdikader Yusuf on September 06, 2018, 06:30:39 PM
Asc. salaan kadib, mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allah. su'aal ayaan jeclaan lahaa inaan soogudbiyo: maxaa sababa qaybinta duxda jidhka (fat distribution)? Siday u dhacdaa? Maxaase kukaladuwa raga iyo dumarka meelaha loogu kaydinayo?
Ma dhicikartaa in qaab dumar ahaan ragu ukaydsado duxda iyadoo ay keentay khalkhal hormoon?
Title: Re: Su'aal: Qaybinta duxda jidhka?
Post by: SomaliDoc on February 05, 2019, 08:02:23 PM
Su'aashaan mid la mid ah horay ayaan uga jawaabnay ee fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0)