Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: indhoo on September 21, 2018, 11:06:34 AM

Title: Su'aal: Xanuunka iskitsoofiriiniya?
Post by: indhoo on September 21, 2018, 11:06:34 AM
Asc dr wxaan arday dhigta jamcdaha wadagta wxaan in mudda ah la liidtay xanuunda dhimirka,  dhakhaatir bn u tagay stress by igu sheegeen lkn hdana sidii hore wn dhamaa balse wxaan aqriyaya fariin qoraaleedka aad soo dhigteen cudurka layiraahdo iskitsoofiriiniya dr xanuunkaas astaamihiisa inta baddaan wn isku hayaa wuxuuna igu dhacy qaangaarkayga waad iga jaahil bixiseen 7sano buu i haya marka please dr caawin caawin ban ka rabaa wxaan ahy wiil soomaliyeed hdan mustaqbal wnaagsan nolosha ka rajeena


       Fadlaan ha la icaawiyo

               

 :'(
Title: Re: Su'aal: Xanuunka iskitsoofiriiniya?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on September 27, 2018, 07:44:40 PM
Halkaan ka akhriso Xannuunka (schizophrenia)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,935.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,935.0.html)


Halkaan hoose ka sii akhriso cuduro kale ku dhaca maskaxda oo aad u tiro badan.


http://somalidoc.com/smf/index.php/board,49.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,49.0.html)