Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on June 06, 2010, 05:32:53 PM

Title: Su ALL kusaabsan minka
Post by: Ashwaaq on June 06, 2010, 05:32:53 PM
ASC waan idin salaamay dhamaan bahda  somalidoc.com

 Salaan kadib dhaqtarka waxan waydinayaa su aal taas o ah sidatan
waxan tagey isbitaal  waxa qaliin la iiga sameeyay buro ku taalay   minka korkiisa meel xooga u jirto
marka kuwii i qalayay ayaa waxey igala baxeen uultirahii waan dareemay   waana dacweeyay
hada waxey i dhaheen waa heenka asagoo fresh ah

 marka  dhaqtarka waxan   waydinayaa 
hadii hada dib la iigu xiro sidii hore ma iigu shaqeenayaa  ????????

plz plz waxan ka codsanayaa sida ugu fudud in aad igu so jawabtaan
Title: Re: Su ALL kusaabsan minka
Post by: SomaliDoc on June 07, 2010, 05:56:24 PM
Uultiraha haddii aad ka wadid qalabka minka la dhex dihgo oo loo yaqaano IUCD loogana hortago uurka dib ayaa laguugu xiri karaa wuuna kuu ushaqaynayaa
Title: R Su ALL kusaabsan minka
Post by: Ashwaaq on June 08, 2010, 05:51:57 PM
asc. Dr mahdi aad ayaa u mahadsantahey  waana ku farxey jawabtaada 

 marka waxan ku waydiinayaa intee ka helikaraa dhaqtar qibrad u leh xiritaanka minka
iyo waliba wadanka iigu fiican ee aan u aadikaro.???? madama aan  wadanka hda aan joogo mardanbe aan aaminikarin oo markii horeba eey igala baxeen adiga oo mahadsantahey thnkas alot 
Title: Re: R Su ALL kusaabsan minka
Post by: Ashwaaq on June 09, 2010, 01:47:08 PM
Asalamu Aleikum!

walaal adiga oo mahadsan Doctore arin ku saabsan mowduucaan waxaa dhacday in lagu sameyey qaliin buro ah teedana waxa dhacay in aay igala baxaa Ilma galeeenkaa iyag oo dhahayaa dhiig bax badan ayaa jira sidaas daraadeed dacwo iyo buuq  dheer kadib waxa aay ii sheegeen in aay hayaan minka o fresh ah  ayna dib iigu xiri doonaan sidaas daraadeed waxaan kaa rabaa Doctor in aad igi biiriso cilmiga aad u leedahay, ma dhabaa in hadii la igu xiro in uu i sheeqyo sidee eebe uga talogalay mise rajo malahan?, mida kale hadii uu shaqeenaayo imisa in la eg ayuu ku jiro karaa verage ama meel save ah, mise waxaad igula talin laheed si deg deg ah in la'iigu celiyo oo waa uu halaabayaa mudo hadii uu firej ku jio

Mahadsanidiin Doctors