Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qaali10 on April 19, 2015, 03:56:21 PM

Title: Su'aal: Ovarian cyst anoo qaba uur ma yeelan karaa?
Post by: Qaali10 on April 19, 2015, 03:56:21 PM
asc walal waa mahadsantihin waxan jogaa muqdisho waxan jira25 waxan xaas ahey mudo labo sano ah.  waxan tagey doctor waxa uu i dhahay ,waxa kugu  yaal buro biyood ama waxa loo yaqaano ovarian cysts  wali ilmo ma dhalin marka waxa raba in an adin waydiiyo adinkoo mahadsan  ovarian cystska anoo qabo uur ma qaadi karo miyaaaaaaaa, iyo xariirka ka dhexeeya urka iyo burad?. sidoo kale dawada ugu fcn ee an qadan karo wa maxaey?
Title: Re: Su'aal: Ovarian cyst anoo qaba uur ma yeelan karaa?
Post by: SomaliDoc on April 20, 2015, 02:51:09 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan buro-biyoodka ugxan sidaha iyo saameynta uu uurka ku leeyahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html)