Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on April 23, 2015, 12:20:36 AM

Title: Su'aal: Maxaa sababa madax wareer badan?
Post by: Abdi21 on April 23, 2015, 12:20:36 AM
Salaan aad u qiimo  badan kadib maxa sababa  madax wareer badan marna waan isku arkaa marna waan ka roonaadaa waxa isugu keey darsoomay spinal cort iyo asmo sanboor gastarik tb dawadeeda waan qaatay 4 bil ka hor hada doctor ayaan utagay cilad aan ku qiyaasay gastarik wuxuu iisoo qorray kaniini welina kuma bogsoon kamirad caloosha ayaa ii balansan kaniiniga aan qaato waa lansoprazol rationpharm 30 mg wax side effects ah ma leeyahay madax wareerka ma keeni karaa mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa madax wareer badan?
Post by: SomaliDoc on April 25, 2015, 01:34:10 PM
Fadla su'aashaadii hore ku laabo jawaabta laga bixiyay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5725.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5725.0.html)
Haddii wax su'aala aad ka qabtid daawada laguu qoray waxaa habboon in aad takhtarkaaga ka waraysatid.