Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahamed Farah on August 09, 2017, 10:08:34 AM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunto inta u dhaxayso Faraha & Anqawga?
Post by: Mahamed Farah on August 09, 2017, 10:08:34 AM
asc doctor
waxaan doonayay in layga caawiyo waxaa i xanuunta Lugta dubka kore ee u dhaxayso faraha iyo anqowga sidii iyadoo i olalayso oo kaleh garanmahayo waxay tahay wax iga gaadhayne majiraan wayna i olashaaa
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunto inta u dhaxayso Faraha & Anqawga?
Post by: SomaliDoc on June 08, 2018, 05:20:05 PM
Qeyba jirka ka mid ah oo iska olosho iyadoo wax dhib ah gaarin, weliba u badan cagaha ama gacmaha waxay tilmaan u tahay in cillad ka jirto dhinaca dareensidayaasha, waxaana cilladaan badanaa lagu arkaa dadka macaanka qabo. fadlan faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0)