Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xuseendhool on October 31, 2015, 07:03:57 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunta carjowda barida iyo murqaha?
Post by: Xuseendhool on October 31, 2015, 07:03:57 PM
Dhakhtirta qiimahale waxaan waydiinayaa sual la xidhiidha sigaysiga waxaan siigaysanayay dudo dheer iminka waxaa ixanuunta carjowda barida iyo murqaha somaliana waan joogaa waxaan u baahanahay dhakhaatiirtu somalidoc madama ay ciladdan udhuun daloolaan inay talo iyo daawoba iga caawiyaan dhakhaatiitu  waana mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunta carjowda barida iyo murqaha?
Post by: Xuseendhool on November 01, 2015, 05:02:27 PM
Dhakhaatiirta wali wax jawaab ah idin kama hayo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan jawaabtiina helo

Allaa mahadle
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunta carjowda barida iyo murqaha?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2015, 02:13:25 PM
Astaamaha aad tilmaantay way keentaa sigeysiga, daawaduna waa in aad joojisaa.
Halkaan ka akhriso waxyeellada kale ee ay caadadaan keento iyo siyaaha loola tacaalo, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)