Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on November 01, 2015, 05:04:08 PM

Title: Su'aal: Sidee ula noolaan karaa Babaasiir iyo fistula?
Post by: A/qadir Abdi on November 01, 2015, 05:04:08 PM
Asc dr. waxan donaya sidee ayaan ula nolan kara babaasiir iyo fistula aniga oo aan wakhti xaadirkan diyar u ahayn qalliin
Title: Re: Su'aal: Sidee ula noolaan karaa Babaasiir iyo fistula?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2015, 02:35:27 PM
Baabasiirka iyo fistula-da waa xanuuno si sahlan loogu xalin karo qalliin.
Fistulada waa muhiim in la qalo, laakiin baabasiirka waxay ku xiran tahay heerka uu maraayo iyo haddii qaliinka uu lagama maarmaan uu yahay.

Halkaan ka akhriso qoraalo ku saabsan labada xanuun ee aad tilmaantay.