Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baxsane on March 05, 2018, 02:18:02 PM

Title: Su'aal: MANIDA MARKAY SOO BAXAYSO?
Post by: Baxsane on March 05, 2018, 02:18:02 PM
Asc
MARKAY biyuhu soo dhawyihiin... hadii aan isku dayo inaan joojiyo( geeka dibada u soo saaro)..si aan wakhtiga galmada u dheraysto.. saamaym caafimaad ma keeni kartaĆ 
Thanks
Title: Re: Su'aal: MANIDA MARKAY SOO BAXAYSO?
Post by: SomaliDoc on December 15, 2018, 10:57:46 PM
Maya, taasi waa arrin dabiici ah, wax dhib ahne ma keenayso.