Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdiraxmaan m.ismaaciil on August 25, 2015, 12:28:33 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena Finanka badan ee wajiga kasoo daata?
Post by: Cabdiraxmaan m.ismaaciil on August 25, 2015, 12:28:33 AM
Asalaamu calaykum Dhammaan bahda Caafimaadka iyo umada soomaaliyeed meel kasta ood joogtaan Waxaan rabay inaan ogaado amaba idin waydiiyo su'aal taasoo ah
Maxaa keena Finanka badan ee joogtada ah ee wajiga kasoo daata dhalinta Gaar ahaan xilliga ay kacayaan?
Maxaase u dawo ah?
Sidee baase looga fogaan karaa?
Mahadsanidiin dhammaantiin.
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena Finanka badan ee wajiga kasoo daata?
Post by: SomaliDoc on August 26, 2015, 02:43:16 PM
Finanka aad tilmaantay waxaa loo yaqaanaa "Acne" ee ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html)