Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ismacil Maxamed on June 30, 2016, 02:44:18 PM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay qalal habeenki ah?
Post by: Ismacil Maxamed on June 30, 2016, 02:44:18 PM
      ASC DR   
 Waxa jira qalal aaaan isku arko marka aan hurdo isku diyaariyo ee sariirta an duljiifsato
qalalku wuxu ka kooban yahay dhamaan jirka oo dhan oo miyirkayga o osoo jeedo anan is dhaqaa jin karin oo soconaya mido 25-35 sec  waxaanan jira 18jir. waxanan isku arkaaa habeeen habeeen.
mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay qalal habeenki ah?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:36:57 PM
Qallalka wuu noocyo badan yahay ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0)