Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on March 10, 2016, 07:17:01 PM
-
Waxan ubaahnaa inan wax ka ogaado dhibaatoyinka caafimaaf ee uu keeno sigaarka ama sigaar cabista joogtada ah, ma jiraan daawooyin loo isticmaali karo joojintiisa, ama cuno ku haboon qofka rabo inuu joojiyo cabista sigaarka
-
Halkaan ka akhri dhibaatooyinka sigaarka laga dhaxlo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,602.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,602.0.html)