Somali Medical Forums
General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Abdulrazzak on August 01, 2011, 02:13:59 PM
-
Ramadan Karim to all members wish you keep and benefit this holy month for more pray and sacriface .. Hope it will come Again Again have a good performance of ramadan
AMEN
-
Ramadan Mubarak....
-
Allahu Akram...
Allaha naga dhigo kuwii danbigooda lagu dhaafo bishaan.
Umaddane allaha ka qaado dhibka iyo abaaraha.
Aamiiiiiiin
-
allaahu akram
dhamaan asxaabta soomaali doctor meel walbo ay joogaan ramaaadaan kariim.
ducada ha la badiya bisha ramdaan ka faa`iideysi wacan.
wadanka iyo dadka muslimiinta ha loo duceeya in alla dhibka ka qaada gaar ahaan wadankeena soomaaliya oo maanta dhibaataysan oo marxalad adag maraya ducada ha loogu daadadala.
cimri dheer iyo camal suuban ayaaan alla idin kaga baryayaaa