Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi Rauuf on September 14, 2017, 08:30:44 PM

Title: Su'aal: Madaxa ayaan xanuun ka qabaa?
Post by: Abdi Rauuf on September 14, 2017, 08:30:44 PM
dotr waxaan qabaa xanuuno badan lkn qayba mar ayaan kahadli insha allaah
markaan dareemo qaboow ama dhaxan ama qadhqadhyo sida markaan qubaysto ookale waxaan kaxanuun sadaa madaxa dhamaantiis dhagaha waxaan kadareemaa xanuun saaid ah sidoo kale maqalkooda oo yaraado sidoo kale dhawaaq iga baxo dhagaha ilaa intii 1 saac ama 1.5 iyo wax lanid ah ayaan madaxa kaxanuun sadaa marka inshaa llaah docr talo bixin ayaan ubaahnahy wali wax daawo ah uma qaadanin xanuunkaas sidaas ula soco insha llaah xanuunka waxaan qabaa ilaaa 10 sano wax kabadan waligayna daawo uma qaadan docr waxaan ubaahnahy jawab kuhaboon insha llaaah waxaan kunoolahay somali mahdsanid docr?
Title: Re: Su'aal: Madaxa ayaan xanuun ka qabaa?
Post by: SomaliDoc on August 22, 2018, 10:30:30 AM
Walaal waxaad u baahan tahay waraysi intaa ka dheer in lagula yeesho, maadaama 10 sano aad xanuunsanayd, xanuunkane uu la xiriiro qabowga.