Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakayow on August 18, 2018, 04:46:47 PM

Title: Su'aal: Afqalooc ayaa i haayo?
Post by: Zakayow on August 18, 2018, 04:46:47 PM
Dhaqtar wadku mahadsantahay sidaa noogu faahfaahisay marka hore mida kale

Cudurkan wan isku arkay 2malin markuu ihayay ayan isdareemay an dhaqtar tagay dhaqtarkiina wuu isheegay dawooyin ne wuu isoqoray

Wuxuuna igula taliye exercise iyo massage ina sameyo hada afka wuu isoyara noqday marka waxaan rabay ina kuweydiiyo massageka wajiga maxay utartaa dawada iyo dabka midkee ufiican

Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Afqalooc ayaa i haayo?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2019, 11:23:40 PM
Cilladaan af-qallooca waxa keeno, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2715.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2715.0)