Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salim Moha on November 01, 2022, 02:52:40 PM
-
Asc dr
Dr sanadii 2021 bishi april aya xanin i xanuntay dhaqtar marka utagayna waxa u iga helay infection dawo u siyay ciproflaxine , docxycline iyo dawo biyo lagu darayo.
Intaa kadib ila iyo manta dhinac hada ujiifto waxan ka daremaya xaninta discomfort
Marka an soconayo ama fadhiyo ama aan jeego jeego ujiifo waxba kama daremo .
Waa mahadsantihiin.