Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Moha dek on October 09, 2017, 11:36:58 PM

Title: Su'aal: Xaaskeyga markuu gaaska ku kaco?
Post by: Moha dek on October 09, 2017, 11:36:58 PM
Asc doctor, gastric baa lagu sheegay xaaskayga marku kukaco way dhacdaa wayna is daadisaa, mahadli karto mararka qaarna way isrorogtaa sidii qof bilaa miyir ah ilaa 15-20 daqiiqo ayay saas ahaataa. Allah miisaanka xasanaadka ha idinku daro sadaqana uniyooda cilmigaas aad noo faaidayseen
Title: Re: arin igayaabisay
Post by: CilmiSabca on October 10, 2017, 08:55:07 PM
Halkaan ka akhriso jawaabtaada Gaaska, akhri qoraalka oo dhan:-
http://bit.ly/2f5cuUQ (http://bit.ly/2f5cuUQ)