Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed114 on December 24, 2016, 10:58:11 AM

Title: Su'aal: Timo daadasho iyo agool fara badan?
Post by: Axmed114 on December 24, 2016, 10:58:11 AM
Asc wr wb
D.r. waxaan isku arkay timo daadasho iyo agool fara badan waxaan maqlay inay jirto irbad laysku duro oo timuhu dib u soo noqonayaan ee irbadaasi dhib ma keentaa ? Timo-beerashada ka wrn iyadana dhib ma keentaa ?
Mahadsanid diktoor
Title: Re: Su'aal: Timo daadasho iyo agool fara badan?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2017, 08:34:20 PM
Akhriso qoraal ku saabsan Agoolka iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0)
Akhriso qoraal ku saabsan timo-beerista iyo waxyaabaha la fisho: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0)