Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kuluu on September 03, 2009, 07:12:31 AM

Title: Suáal: Alerji?
Post by: Kuluu on September 03, 2009, 07:12:31 AM
Asalaamu Caleykum Waraxmatullaah, salaan kadib su'aashayda waxaay tahay ruux haddii uu cuno ukun, waxaa ku kacaayo Alerji gacmaha ayaa waxaa ka soo baxaya finan cunada qaarkood haddii uu cuno waxaa ku kacayo Alerji ilaa iyo hadda kalama garan karo cunada Alerjiga uu ka qaadayo laakiin wuuxuu ogaadayilaa iyo hadda ukunta oo kaliya cudurkaasi muxuu yahay?  
Title: Re: Suáal: Alerji?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2009, 04:09:10 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xajiinta
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0)