Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: GEEDOOW on February 14, 2011, 12:52:17 AM

Title: MACDANTA JIRKA DADKA UU U BAAHAN YAHAY
Post by: GEEDOOW on February 14, 2011, 12:52:17 AM
ASC WR WB.
WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMMAANTIIN.
WAXAAN RABAA IN WAX LA IIGA SHEEGO MACDANAHA JIRKA UU U BAAHAN YAHAY IYO WAX TARKOODA .
WAXAAN KALOON RABAA IN WAX LA IIGA SHEEGO, SIDEE AYAA LOOBAARAA PROSTATKA, CALAAMADAHA LAGU GARTO XANUUNKA PROSTATKA ?
WAADMAHADSAN TIHIIN .
Title: Re: MACDANTA JIRKA DADKA UU U BAAHAN YAHAY
Post by: SomaliDoc on February 14, 2011, 09:43:19 PM
Macdanaha jirka u baahanyahay oo ay tahay qasab in qofku uu qaato waa ay badanyihiin waxaa la yiraajdaa in 30 nooc lagu soo koobo wayna adagtahay in waxtarkood la soo wada koobo:
Oxygen (65%)
Carbon (18%)
Hydrogen (10%)
Nitrogen (3%)
Calcium (1.5%)
Phosphorus (1.0%)
Potassium (0.35%)
Sulfur (0.25%)
Sodium (0.15%)
Magnesium (0.05%)
Copper, Zinc, Selenium, Molybdenum, Fluorine, Chlorine, Iodine, Manganese, Cobalt, Iron (0.70%)
Lithium, Strontium, Aluminum, Silicon, Lead, Vanadium, Arsenic, Bromine (macdanno aad u yaryar)

Su'aasha ku saabsan prostaytka halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan:
1- Dhibaatooyinka prostate-ka http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)
2- Kaankarada Qanjirka prostate-ka http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=749.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=749.0)
3- Bararka qanjirka Prostate-ka http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0)