Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Omar1122 on March 08, 2020, 03:58:45 PM

Title: Su'aal: kuleel daran ayan ka daremaya dhabarka?
Post by: Omar1122 on March 08, 2020, 03:58:45 PM
asc magacayga waa omar waxan ahay 23 jir arday ah, 3 isbuuc muddo hadda laga joogo waxan isku arkay in kuleel zaa'id ah aan ka daremayo dhabarka iyo xabadka oo kaliya ''HOT BURNING SENSATION'' weliba waa kuleel aan daremayo gacnta hdn ku taabto haben iyo maalin haddan soo qubeysto xitaa waa isla sidii daaqiiqado yar uun baa nafisaa haddana meeshii ay ka bilaabanee lakiin jirka aan ka daremeynin. Qandho iyo xanuun kalena ima hayo keliya taas inkastoo isbuucan dhexdiisa aan sidii hore dhaamo lakiin xaladii weli way tagan tahay welwel badana way igu abuurtay waxan jeclan lahaa inaan ogado waxyabaha keeni kara. MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: kuleel daran ayan ka daremaya dhabarka?
Post by: Deqacadey on July 18, 2020, 02:04:30 AM
Wcs. Omar. Habaryar.  Aniga. Kula Mid ah waxan u . Tegay  Dhaqtar. Waxa leyga. Helay. Gaas. Iyo. Infllamion caloosha. Ah.  4 bil. Ayu i hayaa. welina . Kama reysan. Ilahey hana wada caafiyo. Amiin