Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xikaayah on June 15, 2017, 04:04:50 PM

Title: Su'aal: Sifooyinka dabiiciga ah ee uurka la iskaga ilaaliyo?
Post by: Xikaayah on June 15, 2017, 04:04:50 PM
Asalaamucalaykum,

marka hore aad baan usalaamayaa dhakhaatiirta hadh iyo habeen u heegan inay u faaiideeyaan walaalahooda soomaaliyeed..Allaha idinka ajarsiiyo.

waxaan rabaa inaan ogaado sifooyinka dabiiciga ah ee uurka looga hortagi karo?
Title: Re: Su'aal: Sifooyinka dabiiciga ah ee uurka la iskaga ilaaliyo?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2018, 07:06:14 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan siyaabaha looga hortagi karo uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0)