Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahi Hassan on May 10, 2018, 11:48:27 AM

Title: Su'aal: Feeraha bidix ayaa i xanuunayo?
Post by: Abdullahi Hassan on May 10, 2018, 11:48:27 AM
Wan is baaray doctor walba a u tago wadnahayga wax dhibato ma qabo ????????
Xanuun aa ka dareemaa left side mar walba
Title: Re: Asc dhaqtar waxan qabaa chest pain left side wadnaha wan iska fiiriyey wa ok
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 12, 2018, 02:40:40 PM
Xanuunka laga dareemo dhanka bidix, waxa keeni karaa wax yaabo farabdan. Een ka akhriso link-ga hoos kaga muuqdo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)


Halkaan ka akhriso wadne Qabadka


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,685.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,685.0.html)