Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mustafe Mohamed on July 10, 2017, 01:53:02 AM

Title: Su'aal: Madax xanuun (Dhan jaf)?
Post by: Mustafe Mohamed on July 10, 2017, 01:53:02 AM
Asaalamu calaykuma magacaygu  waa mustafe. Doctor  aad baad ugu mahadsan tahay so wacan dad kaaga bilaash  ugu shaqaynayso Allena hakaa abaalmariyo.  Dhan jaf (madax xanuun) ayaaan leeyahay  markuu madax xanuun waxaan isticmaal abufaash oo mariyaaa xididka i garaac waana ku caafimaad. Abu faashtu wax dhibaato ah ma keenaysaa
Title: Re: Su'aal: Madax xanuun (Dhan jaf)?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2018, 01:10:23 PM
Qoraal ku saabsan abuu-faasta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6867.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6867.0)