Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: Brukude11 on March 02, 2017, 02:47:42 PM

Title: Su'aal: Cunaha dalqada sare?
Post by: Brukude11 on March 02, 2017, 02:47:42 PM
asc aaad ayan kuu salaamayaa
 mudo 6 sano ah waxaa i hayay xanuun xanuun kaas oo aanan fahmayn markaa lkn awal wuxuu igaga bilaabmay qamunka oo i xanuunay  kdib wxuu yeeshay in uu sanka mar walba i xidhnaado  urna  kasoo baxda sanka inuu yeesho   hada lajoogo afka laftiisu  waxa uu yeeshay ur  waxaa jirta mar marka qaar kood ee habudhku saaid igu noqdo in  dhiig yar aaan kataabto sanka gudi hiisa markan farta galiyo .
cunaha dalqada sare meel aan uma leeyay halka sanka iyo afka isaga yimaadan way ixanuuntaa marka aan milix kuluq luqdo iyo xataa markan hindhisaba laabta lafteeda waxaan kadareemaa culays  oo hadba dhinac ah . dr ilaahy aakhiro iyo aduunba  garabkaaga hagalo . iiga soo jawaab   dhakhtara badan oo halkan sucuudiga joga waaan utagay waxay i dhaheen waa juyuubul anfiyah markas taas hada waan ka ladnaaday lkn waxaa igu hadhay   urtaa sanka iyo cabudhkaas   taana way ii sheegi waayen wax macquula
Title: Re: Su'aal: Cunaha dalqada sare?
Post by: Brukude11 on March 03, 2017, 11:03:07 PM
dr plz ii soo jwaab