Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alihasan on September 14, 2015, 07:26:36 AM

Title: Su'aal: Waa maxay joundice? Maxaa lagu gartaa?
Post by: Alihasan on September 14, 2015, 07:26:36 AM
Asc dhaman sual                   waa maxay joundice    maxaa lagu gartaa calamadihiisa maxaase lagu dawaynkara?               Thank  u
Title: Re: Su'aal: Waa maxay joundice? Maxaa lagu gartaa?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2015, 01:32:55 PM
Joonis ama cagaarshow sida dadka qaarba u yaqaanaan waa xanuun ku dhaca beerka, waxa ugu badan ee keenana waa jeermiska feyraska.
halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html)