Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahad kashka on January 09, 2019, 07:26:43 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena dhidid kayimaada kilkilaha?
Post by: Mahad kashka on January 09, 2019, 07:26:43 AM
Asc doctors magacaygu waa mahad kashka waxaan isku arkay dhidid badan markasta kayimaada gacmaha iyo lugaha
Yaraan tayda ilaa hada bilooyinkaan dambe waxaa bilaabay inaa kilkilaha kadhidido marka dhib maiikeeni karaa dhididkaas
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena dhidid kayimaada kilkilaha?
Post by: SomaliDoc on August 05, 2019, 11:52:24 PM
Dhididka xad dhaafka ah oo jirka ka yimaado waa cillad ku badan dadka qaar, waana lagu dhashaa faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)