Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Somali_Nabad on January 13, 2020, 02:04:30 PM

Title: Su'aal: Dhibaatada tramadol ma laga bogsan karaa?.
Post by: Somali_Nabad on January 13, 2020, 02:04:30 PM
Asc Diktoore salaan ka dib, su'aalahaygu waxa weeye: qof si qaldan u isticmaalay daawada tramadol oo mudo qaadanayay ma ku keeni kartaa infertile?.

Hadday ku keento se ma laga dawayn karaa infertility-ga?. Mase kasoo kaban karaa hadduu iska joojiyo dawadaas daroogada ah ee dhibta u gaysatay?.