Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muna O.Hamari on November 20, 2012, 11:02:10 AM
-
Assalamu Alykum
Doctors,
Su,aasheydu waxay tahay waa maxay xanuunka Mayiikada loo yaqaano se ma jira, waa maxay astamihiisu, maxaa se dawo u ah haduu jiro?
Shukran!!
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3933.msg11863.html#msg11863