Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on March 30, 2011, 10:33:35 AM

Title: Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?
Post by: Nuur12 on March 30, 2011, 10:33:35 AM
waad mahad santihiin dhamaan dhaqaatirta cilmigooda ugu tabarucaya shabwaynaha soomaaliyeed ka dib waxaan qabaa 1su.aal oo ah maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin gaadhsiin karin suuliga  ma infection baa ma waxaa jira qayb gabtay uu qofka yari u diiday  hawshii ay haysay  mise waa wax caadiyan ah oo ku  yimaada dumarka uurleyda ah waa madsantihiin
Title: Re: Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2011, 01:35:12 PM
Kaadida oo ka baxsata hooyada uurka leh waxaa u keeni kara waxyaabo dhowr ah:

1- Caabuq / Infakshan xaga kaadida ah
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html)

2- Dabacsanaan murqaha xajiya kaadida waliba u badan bilaha dambe ee uurka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html)

3- Sonkorowga uurka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1842.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1842.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,594.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,594.0.html)

Akhriso dhibaatooyinka la xiriiro uurka iyo sida loola tacaalo oo ay ka mid tahay farabaxsashada kaadida
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html)