Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alzubeydi on December 02, 2017, 01:27:37 AM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuuno ciddiyaha lugaha?
Post by: Alzubeydi on December 02, 2017, 01:27:37 AM
Waxa dr si naxariisleh ku weydinaa suashan maxaa keena inaan marar ka qaar I xanuunaan cidiyaha lugaha hoostooda socodka xita wu idhibaa mahad sanid
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuuno ciddiyaha lugaha?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2018, 04:50:44 PM
Waxaa laga yaabaa in ciddiyuhu kaa durayaan hilibka hoose, waana xaalad dadka qaar isku arkaan waxaana la dhahaa "Ingrown nails", faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7096.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7096.0)