Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dhoore12 on February 19, 2015, 01:38:24 PM

Title: Su'aal: Guska oo iga damo markaan xaaskayga damco?
Post by: Dhoore12 on February 19, 2015, 01:38:24 PM
Asc waxaan isku arkay wax igu cusub oo ah markaan aan xaaskeyga utegi rabo ayaan guska iska damaya inta ka horeysana wuu kacsanyahay markaan is diyaariyana wuu damaya marka waxan rabaa aan codsabaya in la iiga soo jwbo su'aal kale dabada agteeda ayaa nabar kuusan iga soo baxay oo marna yaraanaya marna soo kuusmaya markauu soo kuusmo dhecan si kale u uraya ayaa ka imanaya baabasiir miyaa mise waa faecal maxaase lagu daweyn karayaa????
Title: Re: Su'aal: Guska oo iga damo markaan xaaskayga damco?
Post by: SomaliDoc on February 24, 2015, 05:21:43 PM
Guska oo damo markii aad damacdo xaaskaaga waxay ka mid tahay qeyb ka mid ah, cilladaha kacsigaha, fadlan, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)

Su'aasha labaad, jawaabteedane halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html)

Wixii su'aalo dheeraad ah aad qabtid waad na soo weydiin kartaa.
Title: Re: Su'aal: Guska oo iga damo markaan xaaskayga damco?
Post by: Libaaxsane on July 14, 2016, 08:55:28 PM
Sxb adoo mahadsan dhibkaan anu horey iso maray hadane wn ka bogsaday waxan kugula talinaa mushkilada wa walwal ma isku aragtay iyo naxtin fara badan markaad isku day sameesit