Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on September 17, 2017, 02:06:47 PM

Title: Su'aal: Finanka wajiga iyo saliid xabad sowdada?
Post by: Jalani772 on September 17, 2017, 02:06:47 PM
Asc doctor
  Doctor waxaan wajiga ku leeyahay finan
Waxaan daawaday video lagu sharaxaayo   in finanka wajiga  lagu daweeyo saliida XABAD SOWDAHA


waan marsaday  anoo ka raadinaya Daawo

Lakiin nasiib daro finaankii waa ay igu sooo bateeen waxay na bedeleen dhamaan muuqaalkaygi wajiga




Doctor waxaad iga caawisaaaa  waxaan sameeyo  iya tala ahaan waxaad igula talin leheed
Title: Re: SUAL MAQAARKA
Post by: CilmiSabca on September 17, 2017, 04:37:50 PM
Halkaan ka akhriso Fin Doobka:
http://bit.ly/2wmsugu (http://bit.ly/2wmsugu)

Halkaan ka akhiriso Haaraha Wajiga:
http://bit.ly/2gzENvg (http://bit.ly/2gzENvg)