Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaatib20 on March 02, 2012, 07:35:23 PM
-
asc dhaman inta isku howshay webkan waxan leyahay jazakallah wayo umad badan aya ka faa'ideysatay, siina wada dadalka iyo wacyi galinta bulshada.
Su'asheyda aya ah mid ku sabsan cudurka baabasir, walal waxan isku arkay in daba u igaso baxo wax an uga shakiyay babasir inkaso usan xanun igu hayn hadane murugteyda ugu weyn aya ah markan saxarada riixayo waxa igaso daadato wax an shahwo ahayn oo waliba an jogsi lahayn mane aqano waxay yihin, marka walal mcn cudurkas inad ishegto ayan jeclan laha waxa biyaha an shahwada ahayn iga kenayo waliba mar walba? Mahadsanid walal.
-
Su'aashaada jawaabteeda halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)