Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadarsamiir on June 05, 2017, 05:21:35 PM
-
Asc marka hore Dr.
Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa inkasta ooyna wax dhib ah igu hayn?
-
Buro waa magac koobo kasoobaxyo badan oo jirka ku samaysma, waxaa haboon inaad tilmaantid ama muuqaalkiisa aad noo soo gudbisid nabarka aad ula jeedid burada.