Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohammed Qoryoley on July 09, 2019, 04:29:21 AM

Title: Su'aal: cabirka dhiigga HB-ga oo bato?
Post by: Mohammed Qoryoley on July 09, 2019, 04:29:21 AM
Su aasheyda waxey tagay
Dhiiga hb ga ama cabirka dhiiga oo bata ama gara 18 ma dhibaato ayuu keenaa???
Sidese u dhimi kara si dabiici ah???